NAGALA SOO XIDHIIDH – CONTACT US

Maxaynu Nahay ?

Xogta.com waa Warbaahin ka madax bannaan dhinacyada Siyaasadeed iyo kooxaha kala duwan ee ka jira Geeska Afrika, waxayna ujeeedka ugu weyni yahay in  akhristayaasha Soomaaliga ku hadla ay helaan macluumaad ka badan inta ay warbaahinta caadiga ah gudbiso kana gudubsan dhacdo maalmeed, war saxaafadeed iyo wareysi.

Xogta Media wuxuu isku dayayaa inuu lafa-guro, dhiraandhiriyo soona bandhigo, warka iyo salkiisa, dhacdada iyo sababaheeda iyo xogaha ku dhex qarsoon wareegga dhacdooyinka iyo wixii soo cusboonaada, tiiyoo la dhowrayo xeerarka Saxaafadda iyo anshaxa ay ku howlgasho Warbaahinta caalami ahaan iyo gobol ahaanba.

Xogta Media (Investigative Journalism from Somalia: Keeping an eye on government and policy makers)

WAXII FIKIR, WARBIXIN AMA SU’AAL AH OO AAD NOO SOO DIREYSID, WAXAAD NOOGU SOO HAGAAJIN KARTAA EMAILKA AH: XOGTAINC@GMAIL.COM