WARARKA

 aam

Sirdoonka Reer Galbeedka Oo Buux Dhaafiyay Villa Somalia Iyo Cabsi Soo Wajahday Shaqaalaha DFS. “Daawo Sawirada”

Sirdoonka Reer Galbeedka Oo Buux Dhaafiyay Villa Somalia Iyo Cabsi Soo Wajahday Shaqaalaha DFS. “Daawo Sawirada”

Kadib weerarkii Habeen hore Maqribkii ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee waxaa baaritaano xoogan ku sameyanayay qaabka uu weerarkaasi u dhacay Qabiiro ka socda Sirdoonada Caalamka oo Muqdisho ku sugan. Saraakiishaan Sirdoonada Mareykanka iyo qaar kamid ah wadamada Midowga Yurub ka tirsan ka socda ee xaruntooda tahay Xalane ayaa booqday goobta ay mashaqada ka dhacday […]

 aam

C/llaahi Sambaloolshe Oo Loo Magacaabay Taliyaha Nabad-sugida Soomaaliya “Maxaa Laga Xasuustaa Taariikhdiisa Hore”

C/llaahi Sambaloolshe Oo Loo Magacaabay Taliyaha Nabad-sugida Soomaaliya “Maxaa Laga Xasuustaa Taariikhdiisa Hore”

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah ugu magcaabay goor dhow Agaasimaha hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda, C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo horey u ahaa Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Ingariiska. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa oggollaaday magacaabista Agaasimaha cusub ee hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), […]

 aam

XOG: Maxaad Ka Taqaan Shaqsiyada Taliyaha Cusub Ee Booliska Soomaaliya “Waa Nin Ceynkee Ah Shaqsiyadiisa”

XOG: Maxaad Ka Taqaan Shaqsiyada Taliyaha Cusub Ee Booliska Soomaaliya “Waa Nin Ceynkee Ah Shaqsiyadiisa”

Gen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo ah Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliya oo maanta lagu magacaabay wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaare Abdiweli Shiikh Ahmed ayaa waxaa uu ka hadlay dareenkiisa ku aadan xilkaasi cusub ee loo magacabay iyo Taariikhda Noloshiisa hore. “Aniga 49 sano ayaan ciidanka Booliska Soomaaliyeed kusoo jiray, Sidoo kale 22 […]

 aam

Tarsan Oo Si Yaab Leh Ugu Hadlay Weerarkii Madaxtooyada “Timir Laf-baa Ku Jirta”

Tarsan Oo Si Yaab Leh Ugu Hadlay Weerarkii Madaxtooyada “Timir Laf-baa Ku Jirta”

Maxamuud Axmad Nuur “Tarsan” Duqii Horre ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay weerarkii Shabaabku ay ku qaadeen Madaxtooyada Somalia isagoo isweediiyay sida ay ugu suurta gashay in Madaxtooyada ay weeraran Al-Shabaab isagoo yidhi “Timir Laf Baa Ku Jirta” oo ula jeedo in Masuuliyiinta DFS qaarkood ay wax ka ogaayeen weerarkii Madaxtooyada. Mudane Tarsan ayaa qoraal […]

 aam

XOG: Dowlada Oo Qiratay In Shaqaale Ka Tirsan Xafiiska Madaxweynaha Ay Ka Dambeeyeen Weerarkii Villa Somalia.

XOG: Dowlada Oo Qiratay In Shaqaale Ka Tirsan Xafiiska Madaxweynaha Ay Ka Dambeeyeen Weerarkii Villa Somalia.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarkii xaley Shabaab ku qaaday xarunta Villa Somalia ay fududeeyeen shaqsiyaad ka tirsan dowladda. Wasiir ku-xigeenka ammaanka Ibraahim Isaaq Yarow oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in la baarayo cidda fudeeyay weerarkii lagu qaaday xarunta Villa Somalia. Wuxuu sheegay in ay caddeemo u hayaan in weerarkii ka dhacay Villa Somalia […]

 aam

Daawo Sawirada: Khaliif Axmed Ereg Iyo Cusmaan Daallo Oo Xilal Culus Loo Dhaariyay.

Daawo Sawirada: Khaliif Axmed Ereg Iyo Cusmaan Daallo Oo Xilal Culus Loo Dhaariyay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa kulan deg-deg ah isugu yeeray guddiyada Amniga iyo Siyaasadda ee golaha Wasiirrada, waxaana ay ka hadleen xaaladihii u dambeyay ee dalka iyo go’aamadii uu qaatay Ra’iisul Wasaaruhu ee uu ku magacaabay Wasiirka amniga Qaranka iyo taliyayaasha Ciidamadda Booliska iyo Nabad-sugida. Waaberigii hore saaka ayaa sidii la […]

 aam

XOG CULUS: M/weyne Xasan Oo Eryay Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Tabit Abdi “SABAB”

XOG CULUS: M/weyne Xasan Oo Eryay Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Tabit Abdi “SABAB”

Qaar kamid ah Shaqaalaha Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xogta Media u xaqiijiyay inuu Madaxweynaha shaqadii ka eryay Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Taabit Cabdi oo qabay Gabarta ay dhashay Madaxweynaha Walaashiisa Nuurto Sheekh Maxamed.  Warka ayaa intaa ku daraya in arrinta Shaqada looga cayriyey Taabid Cabdi ay tahay arrimo Isbaheystay oo ay ka mid yihiin […]

 aam

DHAGEYSO: Afhayeenka Laamaha Amniga Oo Ka Been Sheegay Weerarkii Madaxtooyada ‘Fadeexad’

DHAGEYSO: Afhayeenka Laamaha Amniga Oo Ka Been Sheegay Weerarkii Madaxtooyada ‘Fadeexad’

Afhayeenka Laamaha Ammaanka Soomaaliya ninka lagu magacaabo Qaasim Axmed Rooble ayaa isagu hadal u muuqday in aan laga fiirsan siiyay Warbaahinta kaas oo ahaa in uu Dafiray weerarba in uu ka dhacay Madaxtooyada waxaa uu sheegay in wax weerar ah aysan jirin, jugta dhaceysana ay ahayd Qori ka fakaday Askari Ciidanka ka tirsan taas oo […]

 aam

Gaadhi La Doonayay In Qarax Halis Badan Lagu Fuliyo Oo Gacanta Lagu Dhigay “XOG”

Gaadhi La Doonayay In Qarax Halis Badan Lagu Fuliyo Oo Gacanta Lagu Dhigay “XOG”

Ciidamada amaanka ee Ahlusunna Wal-Jameeca ayaa gacanta ku dhigay gaari ay ka buuxeen waxyaabaha qarxa oo la damacsanaa in qarax looga geysto degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha amaanka ee degmada Guriceel ayaa sheegay in gaarigaasi ay saarnaayeen waxyabo baaruud ah oo loo maleynayo in la doonayay in qaraxyo lagu geysto. Ma jiro masuul ka tirsan […]

 aam

XOG: Yaa Fududeeyay Weerarkii al-Shabaab Ay Ku Qaaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

XOG: Yaa Fududeeyay Weerarkii al-Shabaab Ay Ku Qaaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Shabakadda Xogta Media ayaa heshay xog cusub oo ku aadan cidda fududeeyay weerarkii xaley maqribkii lagu qaaday xarunta looga arrimiyo dalka ee Villa Somalia. Saraakiil ku dhow dhow xafiiska madaxweynaha ayaa sheegay in darawalkii waday gaariga isku qarxiyay albaabka horre ee madaxtooyada uu ahaa shaqsi heestay ruqsad uu ku gali karo kana soo bixi karo xarunta […]

1 2 3 25