DAAWO: Fanaaniinta Nimcaan Hilaac & Fartuun Cumar Oo Xalay Ruxay Muqdisho.

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Muuqaalada bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay suugaan ka qaadayeen fanaaniinta kala ah Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});   HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA SHOW-GA. http://www.xogtamedia.com/wp-content/uploads/2015/07/10153517036929743.mp4 More...

by | Published 2 weeks ago
By On Sunday, January 18th, 2015
0 Comments

FAAHFAAHINTA: Fanaanka Maxamed Axmed Kuluc Oo Ku Geeriyooday Hargeysa.

Waxaa maanta oo Sabti ah ku geeriyoodey isbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa Maxamed Axmed Kuluc oo si weyn looga dhex yaqaaney fanaaniinta Soomaaliyeed. Al-Fanaan Kuluc ayaa muddooyinkii danbe ku xanuunsanaa More...

By On Monday, January 12th, 2015
0 Comments

DAAWO QOSOLKA: Cabdi Good Oo Mar Kale Karbaashay Fanaanka Maxamed BK.

Ustaad Cabdi Good Abees oo Soo-saare ka ah Barnaamijka Isir-raaca Afka Soomaaliga ee ka baxa TVga Kalsan TV ayaa Toddobaadkaan waxuu barnaamijkiisa ku falan-qeeyay Hees dhaqanka Soomaalida si weyn ugu hor-imaaneyso. Ustaad More...

By On Thursday, January 1st, 2015
0 Comments

DAAWO QOSOLKA: Amin Arts Oo Soo Saaray Hees Cusub – CODKII RW Sharmaarke – Music Faarax Cabdiqaadir.

Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa soo saaray hees farashaxan ah oo cusub. Heesta oo ah heeskii “Daruuraha Hillaaciyo” ee Cabdalla Yuusuf Hanuuniye. Amiin Waxa uu ku daray sawir gacmeedyo dhaqaaqaya, oo ah More...

By On Wednesday, December 10th, 2014
0 Comments

SAWIRO: Cabdi Good Oo Abaal Marin Qaali Ah La Gudoonsiiyay “Man Of the Year”

Ururka HAYA oo kamid ah ururada ka jira dalka UK ayaa sannad walba waxuu magaalada London ku qabtaa xaflad lagu abaal-mariyo dadka Qiimaha weyn ku dhex leh Bulshada Afka Soomaaliga ku hadasha. Xaflada sannadkaan More...

By On Wednesday, November 19th, 2014
0 Comments

DAAWO: Cabdi Good Oo Karbaashay Fanaan Ayaanle Yare Iyo Heestiisa Tumasho. QOSOL

Ustaad Cabdi Good Abees oo Soo-saare ka ah Barnaamija Isir-raaca Afka Soomaaliga ee ka baxa TVga Somali Channel ayaa Toddobaadkaan waxuu barnaamijkiisa ku falan-qeeyay Hees dhaqanka Soomaalida si weyn ugu hor-imaaneyso. Ustaad More...

By On Tuesday, November 18th, 2014
0 Comments

DAAWO: Cabdi Good Iyo Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaaliga Ee Toddobaadkaan. “HOT”

Ustaad Cabdi Good Abees oo soo saara Barnaamijka Isir-Raaca Af Soomaaliga ee ka baxa TV-ga Somali Channel ayaa Toddobaadkana waxuu si weyn u falan-qeeyay heeso dhowr ah. (1) KA DHIIBO FIKIRKAAGA KU AADAN More...

By On Sunday, November 16th, 2014
0 Comments

DHAGEYSO: Abwaan Sangub Oo Karbaashay Xildhibaanada Taageersan RW Cabdiwali “SABAB”

Shalay kulankii Baarlamaanka waxaa lagu joojiyay Hees ay qaadayeen Xildhibanada ka soo horjeeda Mooshinka laga keenay Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed Maxamed oo aheyd Soomaaliyeey More...

By On Sunday, November 9th, 2014
0 Comments

DAAWO QOSOLKA: Cabdi Good Oo Karbaashay Fanaanada Xamda Queen “Hoo Baaruud, Daahir Yaa Shamis”

Ustaad Cabdi Good Abees oo soo saare ka ah Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaaliga ee ka baxa TV-ga Somali Channel ayaa Toddobaadkaan waxuu Barnaamijkiisa Xiisaha leh ku falan-qeeyay Hees ay qaado Fanaanada reer More...

By On Sunday, October 26th, 2014
0 Comments

DAAWO QOSOLKA: Cabdi Good Oo Si Weyn U Karbaashay Fanaanka Dalmar Yare.

Dalmar Yare VS Cabdi Good Ustaad Cabdi Good Abees oo ka tirsan TV-ga SomaliChannel isla markaana Soo Saare ka ah Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaaliga ayaa Toddobaadkaan Barnaamijkiisa waxuu si weyn ugu falan-qeeyay More...