VIDEO: Iphone 6 Ka Xawaare Sareeyo Kuwii Hore Oo Soo Baxay.

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Shirkadda adduunka ugu weyn ee Apple ayaa Tallaadadii soo bandhigtay Mobile Iphone 6 iyo Iphone 6 Plus oo la filayo in uu isbadal ku keeno taleefanadii horay ay u soo saartay shirkaddan. Maareeyaha shirkada Apple, Tim Cook, ayaa soo bandhigay telefoonadooda cusub ee iPhone 6 iyo iPhone 6 More...

by | Published 2 months ago
By On Thursday, September 4th, 2014
0 Comments

Markaad Computer Laptop Ah Iibsaneyso Waxyaabaha Muhiim Ah Inaad Fiiriso.

Ugu horayn inta aadan iibsan Computer waxaa muhiim ah in aad ogtahay ujeedada iyo hawsha aad u adeegsan doontid computerka: Ma waxaad u adeegsanaysaa in aad qoraalada caadiga ah ku qoratid, mase waxaad ku agaasimaysaa More...

By On Sunday, August 31st, 2014
0 Comments

Tahniyad iyo baaq ku saabsan bisha ramadaan ee barakaysan

1-Hayadda culumada soomaaliyeed waxay shacabka soomaaliyeed iyo ummadda muslinka ah guud ahaan ugu tahniyadaynaysaa bilashada bisha ramadaan ee barakaysan. Waxayna ilaahay ka baryaysaa in uu na waafajiyo dhammaan More...

By On Sunday, August 31st, 2014
0 Comments

Sideen u fahamnaa Quraanka? Q: 5aad

Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, islamarkaana More...

By On Sunday, August 31st, 2014
0 Comments

Cilmiga bulshada ee xaqa ahi waa Kitaabka Quraanka

Sida uu Alle cwj u yahay wax aan lala mid ahayn ee keli ku ah waxa uu yahay oo kale ayuu xaquna yahay mid keliya oo wax kale oo xaq ahi u jirin, sidaas darteed Alle waa xaq wixii uu abuuray iyo wixii hadal ah ee More...

By On Sunday, August 31st, 2014
0 Comments

Maxeey tahay Axkaanta Soonka Q 1aad.

Soonka  waxaa uu waajibaa in la soomo marka bisha Shacbaan ay 30ka u buuxsanto ama marka ay bilato bisha Ramadaan ayadoo Shacbaanku yahay 29 maadaama ay suura gal tahaya in bishu ku dhamaan karto maalinta 29aad.  Nabiga More...

By On Sunday, August 31st, 2014
0 Comments

Maxeey tahay Axkaanta Soonka Q: 11aad gabgabo iyo guubaabo Ramadan 2014.

Cidda Fidriga waa cibaado aad u weyn laguna muujinayo farxada loo haya gudashada waajibkii Soonka Ramadaanka. Cibaado walbana waxa ay leedahay hab u gaar ah sharci ahaana faahfaahsan, waxaa lagamaarmaan ah in habka More...