DHAGEYSO: Guddoomiyihii Maxkamadda Kismaayo Oo Mishaar La’aan Isku Casilay.

Gudoomiyihii Maxkamada Magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose Sheekh Xasan Macalin Aadan ayaa dhawaan iska casilay xilka Gudoomiyaha Maxkamada Magaaladaasi.

Waxa uu sheegay in uu Xafiiska uga tagay arimo la xiriira Amniga iyo dhaqaalo xumi oo uu tilmaamay in ay ka jirto deegaanada Maamulka Jubaland.

Sheekh Xasan Macalin Aadan  ayaa lahadlay Radio Dalsan waxaana uu sheegay in isqab-qabsi soo kala dhexgalay isaga iyo Hogaanka Maamulka Jubaland ay sababtay in uu shaqada ka tago,taa oo salka ku

DHAGEYSO GUDOOMIYIHII HORE EE MAXKAMADA KISMAAYO

Loading...