DAAWO QOSOLKA: Cabdi Good Oo Si Weyn U Karbaashay Fanaanka Dalmar Yare.

Dalmar Yare VS Cabdi Good
Dalmar Yare VS Cabdi Good
Dalmar Yare VS Cabdi Good

Ustaad Cabdi Good Abees oo ka tirsan TV-ga SomaliChannel isla markaana Soo Saare ka ah Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaaliga ayaa Toddobaadkaan Barnaamijkiisa waxuu si weyn ugu falan-qeeyay Hees Miraheeda uu aad u qaldan yahay kaasoo si weyn u falan-qeeyay Ustaad Cabdi Good.

Heestaan ayaa waxaa sameeyay Abwaan lagu magacaabo Saalax Nur Saalax, waxaana ku luuqeynaya Fanaan lagu magacaabo Mukhtaar Maxamed Cali oo ku magac-dheer DALMAR YARE kuna nool gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Cabdi Good ayaa heestaan oo loogu magac-daray “WAAN IMAANAYA” si aan hore loo arag u karbaashay isagoo si weyn usoo bandhigay qaladaadka waa weyn ee heestaasi ku jira isagoo hal-hal usoo qabqabtay qaladaadka heesta ka buuxa oo ku tilmaamay Hees aan waxba ka jirin oo fashilantay.

RIIX HALKAAN EE DAAWO CABDI GOOD VS DALMAR YARE

Dalmar Yare VS Cabdi Good
Dalmar Yare VS Cabdi Good